Wararkii u dambeeyay ee Dagaalka Guriceel
Xoogagga Ahlusunna iyo Ciidamada dowladda Federaalka, oo ay weheliyaan kuwa Galmudug ayaa weli isku hor fadhiya gudaha magaalada Guriceel, halkaas oo shalay…
Open this website in Safari first.
Xoogagga Ahlusunna iyo Ciidamada dowladda Federaalka, oo ay weheliyaan kuwa Galmudug ayaa weli isku hor fadhiya gudaha magaalada Guriceel, halkaas oo shalay…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan Agaasimaha Xalka Waara Marwo Zahra Cabdi Mohamed, Madaxa xariirka deeqaha ee Bahwadaagta…
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar oo maalmahii u dambeeyey hawlo shaqo u joogay dalka Turki-ga ayaa …
Taliyihii ciidanka Danab ee deegaannada Galmudug Gaashaanle Cabdiladiif Feyle ayaa u geeriyooday dhaawac galabta ka soo gaaray dagaalka Guriceel. Alhusunna oo deegaano…
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay Xoogagga Ahlusunna ka qabsadeen magaalada Guriceel, kadib dagaal culus oo maanta halkaas ka dhacay. Wasiirka…
Kulankaan oo ahaa mid lagu xoojinayo shaqada ciidamada xasilinta booliiska gobalka mudug oo door weyn ka qaatay nabbada iyo xasiloonida gobalka isla…
Shirweyne lagu xallinayo colaaddii Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye ayaa maanta ka furmay caasimadda Garoowe. Shirka ayaa loo qabtay dib u-heshiisiinta Beelaha Maxamed Ugaar…
Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland S/Guuto Cabdiyare Xasan Xuseen ayaa maanta guddiga KMG doorashooyinka ee TPEC ku wareejiyay ciidamo looga tala-galay sugidda…
Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka iyo Galmudug ay qabsadeen xaafado kamid ah magaalada kadib…
Dagaal culus oo u dhexeeya Xoogagga Ahlusunna iyo Ciidamada dowladda Federaalka oo ay weheliyaan Daraawiishta Galmudug ayaa saaka ka bilowday magaalada Guriceel.…