Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Weerar xalay ka dhacay magaalada Laascaanood

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in ay xalay halkaas ay weerar ku qaadday jabhadda… Sii akhri

Posted on December 16, 2021December 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha Ukraine oo Midowga Yurub ka dalbaday in ay cuna-qabatayn saaraan Ruushka

Posted on December 16, 2021December 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha Ukraine ayaa ugu baaqay Midowga Yurub Arbacadii inay si deg deg ah ugu soo rogaan Ruushka cunaqabatayn cusub, isaga… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo ka warbixiyay doorashooyinka golaha shacabka

Posted on December 16, 2021December 16, 2021 by News Office

Afhayeenka gudidda doorashooyinka dadban ee heer Federaal Amb Axmed Safiina oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa ka warbixiyey halka uu… Sii akhri

Shaacinta kuraasta golaha shacabka ee laga soo doorto Puntland oo dib u dhacday

Posted on December 15, 2021December 15, 2021 by News Office

Shaacinta kuraasta xubnaha Aqalka hoose ee laga soo doorto Puntland oo lagu waday in caawa la sii daayo ayaa dib… Sii akhri

Maxay salka ku haysaa booqashada Laftagareen ee Kismaayo?

Posted on December 15, 2021December 15, 2021 by Desk

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirada Masar iyo Norwey

Posted on December 15, 2021December 15, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey… Sii akhri

Guddiga Nabadgelyada Gobolka Nugaal oo ka shiray Amniga Doorashada

Posted on December 15, 2021December 15, 2021 by News Office

Shirka Amniga Gobalka Nugaal oo Loga Hadlay Xoojinta Amniga Caasimada Garoowe oo ay ka dhacayso Dorashada Xildhibanada Hoose ee Soomaaliya.… Sii akhri

Midowga Yurub oo wacad ku maray in ay tallaabo ka qaadi doonaan Ruushka

Posted on December 15, 2021December 15, 2021 by News Office

Ursula von der Leyen oo u hadshay midawga Yurub ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in Midowga Yurub uu diyaar… Sii akhri

Sharmarke Loses Senatorial Bid, Sets Sight on Somalia Presidency

Posted on December 15, 2021December 15, 2021

Mogadishu (Opinion) — The former Somalia Prime Minister Omar Abdirashid A. Sharmarke raised questions about the integrity of the electoral… Sii akhri

Puntland oo saacadaha soo socda sii daynaysa kuraasta ugu muhiimsan golaha shacabka

Posted on December 15, 2021December 15, 2021 by News Office

Guddiga doorashooyinka heer Puntland ayaa lagu wadaa in ay saacadaha soo socda sii daayaan kuraasta u horraysa xubnaha Baarlamanka ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close