Puntland oo shaacisay jadwalka Doorashada Golaha Shacabka

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Puntland oo shaaciyay Jadwalka Doorashada Kuraas kamid ah Xubnaha Baarlamanka Federaalka ee laga soo doorto.

Guddiga ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada 10 kursi oo lagu qabanayo Caasimadda Garoowe.

Halkaan ka akhriso Jadwalka

PUNTLAND POST