Jubaland oo qabanaysa Doorashada 13 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka

Jubaland ayaa shaacisay Doorashada 13 kursi oo kamid ah Xubnaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Maamulkaas.

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Jubaland ayaa shaaciyay Doorashada 13 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku astaysan Dowlad Goboleedka Jubaland.

Guddiga ayaa horay u shaaciyay 14-kursi iyadoo doorashada kuraastaas ay 6-kamid ah loo qabtay.

PUNTLAND POST