Puntland oo asteysay doorashada guddoonka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa asteysay doorashada guddoonka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Qoraal ka soo baxay wasaaradda Wasaaradda…