Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay La-dagaallanka Argagixisada
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda ku qaabilay safiirka Shiinaha, FEI Shengchao,…
Open this website in Safari first.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda ku qaabilay safiirka Shiinaha, FEI Shengchao,…
Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho. Guddi u xil-saaran qabashada Doorashadaas ayaa shalay…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay, Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda dowladda Imaraadka Carabta, Sheikh Shakhboot…
Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Durraan Axmed Faarax oo maalmahan ku sugnaa Garoowe ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada…
Deegaanada Puntland (dhulka Uduga) ee Soomaaliya waxay soo mareen marxalado kala duwan, waxaana ku loolamay kooxo siyaasad ahaan isdiidan, ka dib 1991…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu todobaadka dambe Boosaaso u safro, si loo xalliyo Arrinta PSF. Madaxweyne Siciid…
Qaybta kowaad : Dhismihii Puntland, kaalintii isimada iyo aragtiyihii la isku khilaafay (1998) Sagaal sano ka dib burburkii dawladda Soomaaliyeed dadka Puntland…
Madaxweyne Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Axmed Bin Maxamed Al-Mowallad. Danjire…
Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xukuuamdda Federaalka Soomaaliya Durraan Axmed Faarax ayaa sheegay in kursiga HOP166 ee Golaha Shacabka loo maamulay si…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi wuxuu gaaray Addis Ababa, caasimadda Itoobiya. Waa booqasho ku soo beegantay xilli Geeska Afrika uu marayo…