Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Boqortooyada Sacuudiga oo gargaar ugu deeqday dadka abaaruhu saameeyeen ee Jubaland

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada goboleedka Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta daahfuray Deeq Raashiin gargaar ah oo Boqortooyada Sucuudiga… Sii akhri

Posted on March 20, 2022March 20, 2022 by News Office

Waxa Madaxweyne Deni u taagan yahay

Posted on March 20, 2022March 20, 2022

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay murrashax madaxweyne. Wuxuu sheegay in hadafkiisu yahay… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Puntland oo magacaabay shan taliye saldhig

Posted on March 20, 2022March 20, 2022 by News Office

Taliska Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa xalay magacaabay taliyaal saldhig. Taliyaha Saldhiga dhexe ee Caasimadda Garoowe ayaa loo… Sii akhri

Booliiska Gobolka Bari oo ka hadlay gabar la sheegay in lagu af-duubtay Boosaaso

Posted on March 20, 2022March 20, 2022 by News Office

Saraakiisha Booliiska Gobolka Bari ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu hayo gabar yar oo shalay la sheegay in laga af-duubtay xaafad… Sii akhri

Madaxweyne Guudlaawe oo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Hirshabeelle

Posted on March 20, 2022March 20, 2022 by News Office

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali  Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Guddiga Hirgelinta Doorashada dadban ee Maamulkaas. Madaxweyne Guudlaawe… Sii akhri

Ciidamada amniga oo howlgal gaar ah ka fuliyay magaalada Muqdisho

Posted on March 20, 2022March 20, 2022 by News Office

Ciidamada amniga ayaa xalay howlgal gaar ah ka fuliyay xaafado ka tirsan degmada Dharkenley, kaas oo ay ku beegsanayeen dadka… Sii akhri

Deni oo shaaciyay inuu u tartamayo Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on March 19, 2022March 19, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay in uu u tartamayo xilka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Deni… Sii akhri

Labo kursi oo lagu doortay Kismaayo

Posted on March 19, 2022March 19, 2022 by Desk

Labada kursi ee tirsigoodu yahay Hop#029 iyo Hop#124 ee Golaha Shacabka ayaa galabta lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG… Sii akhri

Khilaaf ka dhex qarxay Madaxweynaha Puntland iyo Isimada Gobolka Nugaal

Posted on March 19, 2022March 19, 2022 by News Office

Warar soo baxaya saacadihii u danbeeyay ayaa sheegaya in khilaaf ka dhex qarxay Madaxweyne Siciid Deni iyo Isimada Gobolka Nugaal.… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Amniga Jubaland?

Posted on March 19, 2022March 19, 2022 by News Office

Madaxwaye ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir-guddoomiyey shirka billaha ah ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close