Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Weerar khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Tel Aviv ee Israel

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin aan heybtiisa weli la… Sii akhri

Posted on April 8, 2022April 8, 2022 by News Office

Jubaland oo taageertay go’aankii Rooble, eedeyna u jeedisay Francisco Madeira

Posted on April 8, 2022April 8, 2022 by Desk

Jubaland ayaa taageertay go’aankii Ra’iisul Wasaare Rooble ku eryay Wakiilka Midowga Afrika Francisco Madeira. Qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Jubaland… Sii akhri

Guddigii Nabadaynta oo Saax-maygaag iyo Senge-jebiye u aqoonsaday Gobolka Sool

Posted on April 7, 2022April 7, 2022 by News Office

Guddi loo xil saaray Nabadaynta beelihii ku diriray Saax-maygaag iyo Sange-jebiye ayaa maanta soo saaray go’aanno ku saabsan xallinta muranka… Sii akhri

Gabadhii u horraysay oo agaasime guud ka noqotay wasaaradda Caddaalada Puntland

Posted on April 7, 2022April 7, 2022 by News Office

Markii u horraysay taariikhda ayaa gabar agaasime guud ka noqotay wasaaradda Caddaaladda Puntland. Maryan Maxamed Abshir ayaa noqotay gabadhii u… Sii akhri

Dowladda Imaaraadka Carabta oo gargaar horleh soo gaarsiisay Soomaaliya

Posted on April 7, 2022April 7, 2022 by News Office

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaan goor dhoweyd ku wareejisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya 26-Kunteenar oo ay ku jiraan noocyada kala duwan ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid go’aankii Rooble ku eryay Wakiilka Midowga Afrika

Posted on April 7, 2022April 7, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid go’aankii Ra’iisul Wasaare Rooble ku eryay Wakiilka Midowga Afrika Danjire… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo eryay Wakiilka Midowga Afrika

Posted on April 7, 2022April 7, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka ka eryay Wakiilka Midowga Afrika Francisco Madeira. Danjire Francisco Madeira… Sii akhri

Wasiir Dhabancad oo la shiray dalalka Puntland ka taageera Dimuqraadiyeynta

Posted on April 6, 2022April 6, 2022 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa maantay khadka zoomka shir kula qaatay masuuliyiin ka tirsan Dalalka… Sii akhri

Kursigii uu ku soo baxay Fahad Yaasiin oo la go’aamiyay in dib loo doorto

Posted on April 6, 2022April 6, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal (FEIT) ayaa shaaciyay in mar kale dib loogu laabanayo doorashada afar kursi oo horay… Sii akhri

Golaha degaanka Ufayn oo guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen doortay

Posted on April 6, 2022April 6, 2022 by News Office

Waxaa maanta ka dhacdey magaalada Ufeyn ee gobolk Bari doorashadii golaha degaanka ee sanadkii hore ururada Siyaasaddu ku tartameen, taas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close