Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Somalis changed the face of money transfers worldwide

Somalia’s money transfer market is one of the most developed in the world, characterized by a large diaspora sending billions… Sii akhri

Posted on April 10, 2022April 11, 2022 by cph

Guddiga FEIT oo sheegay in ay shahaadada siiyeen 200 oo xildhibaan

Posted on April 10, 2022April 10, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal ayaa ka warbixiyay tirada xildhibaannada labada aqal ee qaatay shahaadada iyo karaka aqoonsiga xildhibaannimo.… Sii akhri

Muhaajiriin meydadkooda laga helay xeebaha dalka Tunisia

Posted on April 10, 2022April 10, 2022 by News Office

Mas’uuliyiinta waddanka Tunisia ayaa sheegay in xeebaha dalkaas laga helay meydadka 13 tahriibayaal ah oo ay ku jiraan lix haween… Sii akhri

Doorasho si weyn indha loogu hayo oo ka dhacaysa magaalada Qardho

Posted on April 10, 2022April 10, 2022 by News Office

Doorasho si weyn indhaha loogu hayo ayaa lagu wadaa in ay Isniinta berriya ka dhacdo magaalada Qardho ee xarunta Gobolka… Sii akhri

Hawlgalka ATMIS oo qaaday tallaabo caqabad ku ah dhaarinta xildhibaannada cusub ee Soomaaliya

Posted on April 10, 2022April 10, 2022 by News Office

Hawlgalka Nabad Ilaalinta ATMIS, ayaa shaaciyay in ay gebi ahaanba xirayaan xarunta Xalane inta u dhexaysa 10-16 bishaan April, si… Sii akhri

Baarlamanka Pakistan oo xilkii ka qaaday Ra’isul Wasaare Imran Khan

Posted on April 10, 2022April 10, 2022 by News Office

Golaha Baarlamaanka dalka Pakistan ayaa xalay xil ka qaadis ku sameeyay Ra’isul Wasaare Imran Khan. Afhayeenka Baarlamanka dalkaas Ayaz Sadiq… Sii akhri

Ciidanka Galmudug oo la sheegay in ay burburiyeen gaari qaraxyo siday

Posted on April 10, 2022April 10, 2022 by News Office

Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka Mudug Ciidamada ayaa la sheegay in… Sii akhri

Midowga Afrika oo taageeray go’aankii Madaxweyne Farmaajo

Posted on April 9, 2022April 9, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Midowga Afrika ayaa taageeray go’aankii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed kaga horyimid erintii Wakiilka Midowga Afrika u… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo habka fogaan-araga kula shiray Midowga Musharixiinta

Posted on April 9, 2022April 9, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay ka wada… Sii akhri

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo xilka la wareegay

Posted on April 9, 2022April 9, 2022 by News Office

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntlan, Maxamed Cali Nuur (Jubba), ayaa maanta si rasmi ah xilkiisii ugala wareegay kusimihii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close