Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo war ka soo saaray dhaarinta xildhibaannada labada gole

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal (FEIT) ayaa shaaciyay in aysan jirin wax isbeddel ah oo ku yimid jadwalka dhaarinta… Sii akhri

Posted on April 12, 2022April 12, 2022 by News Office

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo taleefonka kula hadlay madaxweyne Farmaajo

Posted on April 12, 2022April 12, 2022 by News Office

Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa khadka telefoonka kula hadlay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta… Sii akhri

Caqabadaha iyo Fursadaha Horyaal Guddoomiyaha Cusub ee Degmadda Qardho

Posted on April 12, 2022April 12, 2022

HORDHAC Qardho waa magaalo ku taal Bariga Soomaaliya gaar ahaan maamul goboleedka Puntland kana tirsan gobolka Karkaar (Gobolka Karkaar waa… Sii akhri

Cabdiqaadir Cosoble oo difaacday kursigii xildhibaanimo

Posted on April 12, 2022April 12, 2022 by Desk

Cabdiqaadir Cosoble Cali ayaa markii saddexaad ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#140 ee Golaha Shacabka oo doorashadiisa caawa ka qabsoontay… Sii akhri

Urur siyaasadeedka Mideeye oo ku guulaystay duqa degmada Qardho

Posted on April 11, 2022April 11, 2022 by News Office

Golaha degaanka cusub ee degmada Qardho oo ku soo baxay doorashadii qof iyo cod ee dhacday 25 October 2021 ayaa… Sii akhri

Shil ka dhacay nawaaxiga kantaroolka waqooyi ee Garoowe

Posted on April 11, 2022April 11, 2022 by News Office

Shil khasaara dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay nawaaxiga kantarool waqooyi ee caasimadda Garoowe. Sawirro laga soo qaaday goobta… Sii akhri

Qiimaha tigidhada loogu safro hawada sare oo gaaray $55 milyan oo dollar

Posted on April 11, 2022April 11, 2022 by News Office

Dayax-gacmeedka SpaceX Falcon 9 ayaa maalmo ka hor si nabad ah ugu xirtay saldhiga hawada sare. Dayax-gacmeedkan ayay ku qaadatay… Sii akhri

Booliiska Soomaaliya oo xabsiga dhigay Ciidamo ku dagaallamay magaalada Marka

Posted on April 11, 2022April 11, 2022 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaaliya ayaa shaaciyay in gacanta lagu dhigay askar ka wada tirsan ciidamada dowladda oo shalay israsaaseyn dad… Sii akhri

Dagaal culus oo ka socda degmada Diinsoor

Posted on April 11, 2022April 11, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka dagaal culus ka socdo  degmada Diinsoor. Dagaalka ayaa sida la sheegayo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka horyimid qorshe ay doonayso Beesha Caalamka oo la xiriira doorashada Garbahaarey

Posted on April 10, 2022April 10, 2022 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka horyimid qorshe Beesha Caalamka ku doonayso in isaga iyo Madaxweyne Farmaajo loo kala qeybiyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close