Wararkii u danbeeyay ee kulamada Baarlamanka Puntland
Iyadoo lagu wado in uu Sabtida maanta ah qabsoomo fadhiga saddexaad ee Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland ayaa waxa golaha ka dhex socda guux…
Open this website in Safari first.
Iyadoo lagu wado in uu Sabtida maanta ah qabsoomo fadhiga saddexaad ee Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland ayaa waxa golaha ka dhex socda guux…
Boqollaal kartoon oo ay ku jiraan buskudka carruurta lagu nafaqeeyo ayaa laga la’yahay bakhaaradii ay yaaleen ee kaydka wasaaradda Caafimaadka Puntland. Warar…
Ajandaha Kal-fadhiga 50-aad ee Baarlamanka Puntland oo Khamiistii la ansixiyay ayaa la shaaciyay saaka oo Sabti ah. Ajandaha ayaa ka kooban 17…
Garoowe (Wararka PP) — Puntland waa maamul bixinayay shatiyada kalluumaysiga laga soo billaabo 1998kii. Xogta maamulladii kala dambeeyay ay ka qariyaan hanti-dhowrka…
Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ugu yaraan 40 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab lagu dilay deegaan Baxdo, kadib markii…
China’s 20 year diplomatic march in Africa is translating into influence. A survey released this week by South Africa’s Ichikowitz Family Foundation shows that youths aged 18…
Nabadoon Cabdiqani Xasan Xuseen (Walloore) oo ka mid ahaa nabaddoonada gobolka Mudug ayaa caawa lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Nabadoonka ayaa la…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson, waxayna ka wada hadleen xoojinta…
Soomaaliya siyaasaddeeda marka aad eegto waxa gacanta ku haya siyaasiyiin markii hore ka tirsanaa ururro dhaqdhaqaar diimeed waday (saxwada). Hadda waxa keliya…
Taliska Booliiska Puntland ayaa maanta war ka soo saaray xaaladda guud ee Amniga iyo hawlgallo ciidan oo ka socda caasimadda Garoowe. Af-hayeenka…