Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dhiibistii Qalbidhagax oo dhimbil siyaasadeed noqotay

Muqdisho (Wararka PP) — Cabdikariim Qalbidhagax oo in ka abadan afar sano ka hor Muqdisho laga qaaday si loogu wareejiyo… Sii akhri

Posted on May 13, 2022May 13, 2022 by cph

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay geerida madaxweynihii Imaaraadka Sheikh Khaliifa Bin Zayid

Posted on May 13, 2022May 13, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid madaxweynihii… Sii akhri

Xoogagga Ahlusunna oo qabsaday xaafado kamid ah magaalada Dhuusamareeb

Posted on May 13, 2022May 13, 2022 by News Office

Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada dowladda iyo Xoogagga Ahlusunna ayaa ka socda magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.… Sii akhri

Shil khasaare nafeed geystay oo ka dhacay gudaha caasimada Garoowe

Posted on May 13, 2022May 13, 2022 by News Office

Shil khasaare nafeed geystay ayaa saaka ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Saraakiisha Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Puntland oo aan… Sii akhri

Hoggaamiyaasha Qatar iyo Iran oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on May 13, 2022May 13, 2022 by News Office

Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa magaalada Tehran kula kulmay hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali… Sii akhri

Qoys Reer miyi geedi ah oo shil ku galay duleedka Garoowe

Posted on May 13, 2022May 13, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya duleedka bari ee magaalada Garoowe ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay shil kale oo khasaare nafeed… Sii akhri

Hadal jeedinta Musharaxiinta: Shariif Sh. Axmed, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xasan Sh. Maxamuud

Posted on May 12, 2022May 12, 2022 by Desk

Musharaxiinta maanta khudbadaha ka horjeediyay baarlamaanka labada aqal ee Soomaaliya, waxaa ka mid ah madaxweyneyaashii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed… Sii akhri

Maxay yihiin ballan-qaadyada uu sameeyay musharrax madaxweyne Siciid Deni?

Posted on May 12, 2022May 12, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland ahna musharrax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadal-jeedintiisa ku soo bandhigay arrimaha u qorshaysan, haddii uu ku… Sii akhri

Hadal-jeedinta musharrixiinta madaxweynaha oo maanta la soo geba-gabeeyay

Posted on May 12, 2022May 12, 2022 by News Office

Waxaa soo gaba gaboowday hadal jeedinta murashaxiinta xilka madaxweynaha 10 aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo laba maalin ah… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in meesha laga saaray culayskii Soomaalidu kala kulmi jireen Acmaasha Xajka

Posted on May 12, 2022May 12, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in sannadkan meesha laga saaray culayskii dadka Soomaaliyeed kala kulmi jireen soo gudashada acmaasha Xajka islamarkaana… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close