Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ololaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur lama yaraysan karo — Faallo

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waa siyaasi aan magaciisa lagu soo darin murrashixiinta loo malaynayo inay soo gaarayaan wareegga seddexaad. Haddii… Sii akhri

Posted on May 10, 2022May 11, 2022

Madaxweyne Siciid Deni oo qaatay shahaadada musharraxnimada xilka madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 10, 2022May 10, 2022 by News Office

Guddiga qaabilsan doorashada madaxweymaha Soomaaliya ayaa maanta diiwaan-geliyay musharrax Cabdullaahi Deni oo u sharraxan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Guddiga ayaa musharrax… Sii akhri

Diiwaan-gelinta musharrixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku eg

Posted on May 10, 2022May 10, 2022 by News Office

Diiwaan-gelinta musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii saddexaad ka socota magaalada Muqdisho. Guddiga qaabilsan doorashada madaxweynaha ayaa xalay… Sii akhri

Wasiiro uu magacaabay madaxweyne ku xigeenka Puntland oo weli la la’yahay cid dhaarisa

Posted on May 10, 2022May 10, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in aan weli la dhaarin wasiiro uu dhowaan magacaabay madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi… Sii akhri

Maxaa ka jira wararka sheegaya in xiisad ka jirto magaalada Boosaaso?

Posted on May 10, 2022May 10, 2022 by News Office

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Puntland oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay qaar kamid ah… Sii akhri

Habraaca Amniga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 9, 2022May 9, 2022 by Desk

Xubnaha isku -dhafka ah ee guddiga doorashada ayaa soo saaray habraaca doorashada Madaxweynaha Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddiga ayaa go’aamiyay in… Sii akhri

My Visit to Mogadishu After 34 years of Absence

Posted on May 9, 2022May 9, 2022

Last month, I visited Mogadishu thirty-four years after I had left for an EU country for a three-year postgraduate course.… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee diiwaan-gelinta musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 9, 2022May 9, 2022 by News Office

Diiwaan-gelinta Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maalintii labaad ka socota Xarunta Golaha Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho. Musharrixiinta maanta is… Sii akhri

Gudoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay safiirada Midowga Yurub iyo Talyaaniga

Posted on May 9, 2022May 9, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirada u kala jooga Midowga Yurub… Sii akhri

Diiwaangelinta Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maalintii labaad socota

Posted on May 9, 2022May 9, 2022 by News Office

Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad Xarunta Aqalka sare ka wada Diiwaangelinta Musharaxiinta u tartamaya Madaxweynaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close