Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay in uu mar kale u tartamayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Caawa ku dhaqaaqay in uu mar kale u tartamayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya.… Sii akhri

Posted on May 9, 2022May 9, 2022 by News Office

A Disappointing Start for the Somalia Federal Parliament

Posted on May 8, 2022May 8, 2022

Mogadishu (Commentary) — The leadership of the Lower House (the Somalia Federal Parliament) today issued a statement on the disputed… Sii akhri

Tirada musharaxiinta maanta is-diiwaangeliyay

Posted on May 8, 2022May 9, 2022 by Desk

Toban (10) musharax ayaa maanta qaatay shahaadada musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Musharaxiinta ay ilaa hadda diiwaangeliyeen guddiga… Sii akhri

Go’aan laga gaaray xildhibaanada Gedo

Posted on May 8, 2022May 8, 2022 by Desk

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xildhibaanada lagu soo doortay degmada Ceelwaaq ay yihiin kuwa sharci… Sii akhri

Barkhad Batun: Unidentified gunmen kidnap people in Hargeisa

Posted on May 8, 2022May 8, 2022 by cph

Hargeisa (PP News Desk) — Barkhad Batun, an MP, today expressed dismay over spate of intimidations against MPs in Hargeisa.… Sii akhri

Sheekh Shariif oo noqday musharaxii ugu horreeyay ee is diiwaangeliyay

Posted on May 8, 2022May 9, 2022 by Desk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa noqday musharaxii ugu horreeyay ee qaatay shahaadada musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha… Sii akhri

Diiwaangelinta musharrixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo goor ka bilaabaneysa Muqdisho

Posted on May 8, 2022May 8, 2022 by News Office

Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow  ka bilaabanaya diiwaangelinta iyo lacag qabashada musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Guddiga isku-dhafka ah… Sii akhri

Dumarkii iyo caruurtii oo laga soo wada saaray magaalada Mariupol ee dalka Ukraine

Posted on May 8, 2022May 8, 2022 by News Office

Dhammaan dumarkii, caruurtii iyo dadkii da’da ahaa ayaa laga daad gureeyey warshadda birta ee magaalada Mariupol oo ay in muddo… Sii akhri

Hay’adda Human Rights Watch oo baaq u jeedisay dowladda Iran

Posted on May 8, 2022May 8, 2022 by News Office

Dowladda Iran ayaa xirtay ku dhawaad 40 macallin oo dalka oo dhan laga soo qabqabtay ilaa 1dii bisha May, sida… Sii akhri

Maxuu yahay habraaca diiwaangelinta musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya?

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by Desk

Guddiga isku-dhafka ah ee qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray habraaca diiwaangelinta musharaxiinta. Habraaca diiwaangelinta musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close