Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Warar sheegaya in wasiir Xasan Abgaal uu is casilayo

Warar aan weli si rasmiya loo xaqiijin ayaa sheegaya in wasiirka Maaliyadda Xasan Abgaal uu doonayo in uu is casilo… Sii akhri

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Madaxweyne Deni oo lagu wado in uu tallaabooyin deg deg ah qaado

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni oo ku sugan waddanka Kenya ayaa lagu wadaa in uu markii u horraysay dib ugu laabto Puntland… Sii akhri

Maraykanka oo ka warbixiyay wada-hadalkii Antony Blinken iyo Xasan Shiikh Maxamuud

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa ka warbixisay wada-hadal khadka isgaarsiinta ku dhexmaray xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka, Antony Blinken iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay hawlgal kumaandooska Gorgor ka fuliyeen Shabeellada hoose

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa hawlgal qorshaysan oo Kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen Gobolka Shabeellada hoose.… Sii akhri

Xasan Sheekh oo la kulmay mas’uulkii ugu sarreeyey ee ka socda Midowga Yurub ee soo gaara Soomaaliya burburkii kaddib

Posted on May 25, 2022May 25, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay dhistay in ka badan 200 oo buundo

Posted on May 25, 2022May 25, 2022 by News Office

Guddoomiyaha hay’adda waddooyinka Puntland, Cabdifitaax Maxamed Sugulle ayaa si kooban uga warbixiyay dayac-tirka lagu sameeyay laamiga xiriiriya magaalooyinka Puntland. Guddoomiyaha… Sii akhri

Nin hubaysan oo 19 caruur ah ku dilay Maraykanka

Posted on May 25, 2022May 25, 2022 by News Office

Nin hubaysan ayaa dilay ugu yaraan 19 carruur ah iyo laba qof oo waaweyn kadib markii uu shalay xoog ku… Sii akhri

Shirka Midowga Afrika oo maanta ka furmaya Equatorial Guinea

Posted on May 25, 2022May 25, 2022 by News Office

Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo xil loo magacaabay

Posted on May 24, 2022May 24, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya u… Sii akhri

The Chinese-African relationship is important to both sides, but also unbalanced

Posted on May 24, 2022May 24, 2022 by cph

If the West wants to counter China’s role in Africa it first must understand it Ugandan and Chinese factory workers… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close