Maleeshiyaad qabsaday xarunta wasaarada Caafimaadka Puntland ee Gaalkacyo
Maleeshiyo beeleed hubaysan ayaa saaka la wareegay xarunta wasaaradda Caafimaadka Puntland ee magaalada Gaalkacyo. Maleeshiyaadka ayaa gebi ahaanba albaabada isu dhuftay xarunta…