Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Hoggaamiyaha Suudaan oo farriin u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Sarreeye Guuto Ibraahim Jaabir Ibraahim oo… Sii akhri

Posted on November 17, 2022November 17, 2022 by News Office

Dowlad Goboleedyada oo joojiyay Wada-shaqayntii Wasaarada Isgaarsiinta heer Federaal

Posted on November 17, 2022November 17, 2022 by News Office

Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee dowlad Goboleedyada dalka ka jira ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo shirkad laga leeyahay Shiinaha oo wada saxiixday heshiis kalluumeysi

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ahmed Hassan Aaden ayaa maanta ayaa is afgarad la saxiixday madaxa shirkadda… Sii akhri

Xafiiska Xuquuq Insaanka iyo Hay’adda Foreensiga Puntland oo heshiis gaaray

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Xafiiska difaacaha xuquuqul insaanka Puntland ayaa heshiis wadashaqeyn la saxiixday Hay’ada Foreensig Sayniska Puntland kaas oo dhigaya ilaalinta xuquuqda aadanaha… Sii akhri

Diyaarado Drone ah oo weeraray markab uu leeyahay bilyaneer Israeli ah

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Diyaarado drone ah oo sida bambooyin ayaa weerar ku qaaday Markab sida saliid cayriin oo uu leeyahay bilyaneer Israeli ah,… Sii akhri

Gargaarkii u horreeyay oo la gaarsiiyya Gobolka Tigray ee Itoobiya

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa ku dhawaaqday in kolonyadii ugu horreysay ee  sida gargaar caafimaad ay gaartay… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo digniin ka soo saartay xaaladda nafaqa-darro ee ka jirta Soomaaliya

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Qaramada Midooba ayaa shaacisay in malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya ay wajahayaan macaluul iyo gaajo ba’an kadib markii ay… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo safar nabadeed ku gaaray degaano hoostaga Gaalkacyo

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali oo ay wehliyaan qaar kamida Isimada Gobolka Mudug ayaa Safar Nabadeed ku gaaray… Sii akhri

Duullaan ka dhan ah Al-shabaab oo ka bilaabanaya Shabeellada Hoose

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen oo booqday degmada Baraawe ayaa shaaciyay in Gobolka Shabeellada hoose uu ka bilaabanayo duullaan ka… Sii akhri

Xukuumadda Soomaaliya oo ansixisay Odoroska Miisaaniyadda dowladda ee 2023

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay kulan ay ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close