Puntland: Al-shabaab iyo Somaliland waxay isku yihiin hal hay’ad
Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in ay hal hay’ad isku yihiin Al-shabaab iyo Somaliland. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo xalay shir…
Open this website in Safari first.
Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in ay hal hay’ad isku yihiin Al-shabaab iyo Somaliland. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo xalay shir…
Urur siyaasadeedka Mustaqbal ee Puntland ayaa si adag u cambaareeyay dilalka qorshaysan iyo kuwa muuqda ee lagu hayo shaccabka magaalada Laascaanood. “Urur…
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa berri oo arbaco ah hakisay duulimaadyada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Hakinta duulimaadyada Muqdisho ayaa la…
Xukuumadda Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in jid-gooyo loo dhigtay doorashooyinkii qof iyo cod ee laga hirgelin lahaa Puntland…
Ugu yaraan lix ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay rasaas ay ciidamada Somaliland ku fureen shacab muddaharaad ka samaynayay Laascaanood. Dadweyne…
Badweynta Hindiya ayaa fatahaad ku samaysay qayba kamid ah degaanka Garacad ee Gobolka Mudug sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degaankaas. Biyaha badda ayaa…
Muddaharaad looga horjeedo dilalka qorshaysan ee lagu hayo dadka Gobolka Sool ayaa maanta ka socda magaalada Laascaanood. Dadweynaha muddaharaadka samaynaya ayaa ku…
Duqa degmada Gaalkacyo ee Puntland Xasan Jidka ayaa sheegay in ay musuq maasuq badan sameeyaan hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah…
Xukuumadda Puntland ayaa Garsoor rasmi ah u aqoonsan Garsoor dhaqameedka sida ay shaacisay Wasaaradda Caddaaladda Puntland. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Caddaaladda…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ku dhawaaqay in la dhisayo guddi qaabilsan ilaalinta anshaxa iyo sharafta doorashooyinka qof iyo cod. Qoraal dheer…