Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa maanta ku wajahan dalka Imaaraatiga Carbeed.… Sii akhri

Posted on November 20, 2022November 20, 2022 by News Office

Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay Wakiilka cusub ee Midowga Afrika

Posted on November 20, 2022November 20, 2022 by News Office

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamuud Mursal ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo… Sii akhri

Booliska Puntland oo ka hadlay howlgal ka dhacay Garoowe

Posted on November 20, 2022November 20, 2022 by Desk

Booliska Puntland ayaa ka hadlay howlgal ka dhacay Garoowe oo lagu qaaday rag hubaysan oo la sheegay in ay ka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Posted on November 19, 2022November 19, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka… Sii akhri

Ciidamada Booliiska magaalada Muqdisho oo fashiliyay qarax miino

Posted on November 19, 2022November 19, 2022 by News Office

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed qeybta gobolka Banaadir ayaa saakay fashiliyay Qarax miino oo gaari lagu xiray. Ciidanka booliiska ayaa sheegay in… Sii akhri

Bill Gates oo 7 bilyan oo Dollar ugu yaboohay Qaaradda Afrika

Posted on November 19, 2022November 19, 2022 by News Office

Hay’adda Bill & Melinda Gates Foundation ayaa sheegtay inay 7 bilyan oo dollar ugu yaboohayso Afrika afarta sano ee soo… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u amba-baxay furimaha uu ka socdo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Posted on November 19, 2022November 19, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan… Sii akhri

Jubaland oo dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo hore dilal uga gaystay Kismaayo

Posted on November 19, 2022November 19, 2022 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay labo Askari oo horay dilal kala… Sii akhri

XOG: Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaqaale badan u qortay si daah-furnaan la’aan ah

Posted on November 18, 2022November 18, 2022 by News Office

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa shaqaale badan u qortay si ka baxsan hannaanka shaqaaleysiinta rasmiga ah ee… Sii akhri

Ajaanib si sharci-darro ah uga kalluumeysanayey xeebaha Puntland oo gacanta lagu dhigay

Posted on November 18, 2022November 18, 2022 by News Office

Ciidanka badda dowladda Puntland ee PMPF ayaa hawlgal qorshaysan ku qabtay doonyo ay leeyihiin ajaanib si sharci-darro ah uga kalluumeysanayay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close