Khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ka bilowday Laascaanood
Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal toos ah oo maanta ka qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalka…
Open this website in Safari first.
Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal toos ah oo maanta ka qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalka…
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay weerar goor dhoweyd ciidamada Somaliland ku qaadeen dad rayid ah oo maalintii afraad muddaharaad ka dhigaya…
Bulshada Gobolka Mudug ee Puntland oo ay hoggaaminayaan Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray shir maalmahan uga socday Gaalkacyo.…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay mar kale hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay siyaasiyiinta ku…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga ee Kenya Aadan Barre Ducaale, oo ay ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa si wadajir ah maanta xarigga uga jaray xarunta dhexe ee…
Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in sarkaal u dhashay Gobolkaas uu Ciidankiisa kala baxay Somaliland. Taliye Xuseen Ducaale Dheeg oo…
Madaxda Puntland ku matasha degaannada SSC ayaa maanta warsaxafadeed kasoo saaray dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood waxaana War-saxaafadeedka u qornaa sidaan: Kulan…
Kala shaki iyo cabsi ayaa soo kala dhex galay saraakiisha Ciidamada Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo…
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud Oo Shir Gudomiyay Shirka Khamiisla Ah Ee Sarakiisha Amniga Gobolka Nugaal. Shirka ayaa…