Xiisad ka taagan magaalada Baydhabo
Iska hor-imaad u dhexeeya ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo taageersan Midowga musharaxiin Koonfur Galbeed ayaa ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta…
Open this website in Safari first.
Iska hor-imaad u dhexeeya ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo taageersan Midowga musharaxiin Koonfur Galbeed ayaa ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta…
Is af-garad hordhac ah ayaa laga gaaray dhacdooyin sababay dhimasho iyo dhaawac oo dhawaan laga soo weriyay Gaalkacyo. Shir ka dhacay magaalada…
Marwo Ilhaan Cumar oo safar ku joogta Puntland ayaa lagu wadaa in ay booqato degaanno ka baxsan caasimadda Garoowe. Xildhibaan Ilhaan Cumar…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xalay Qasriga Madaxtooyada…
Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Gen. Abshir London ayaa maanta booqday malayshiyaad ku sugan nawaaxiga degaanka Saax-maygaag. Taliyaha ayaa sidoo kale dhowaan booqday…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Ilhaan Omar oo ka mid ah Congress-ka Maraykanka taasi…
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Maraykanka ayaa maanta oo Khamiis ah gaartay caasimadda Puntland ee Garoowe. Guddoomiye ku…
Xukame Liibaan Cali Food ayaa lagu waayay kiis la xiriira in uu ka tirsan yahay argagixisada Daacish. Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka…
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa diiday in uu ku biiro urur siyaasadeedka xukuumadda ee Kaah. Wasiirka oo marar…
Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa saaka laga sii daayey xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa, kadib markii uu dhamaystay xukun labo sano ah…