Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka qayb-galay Madasha Isbeddelka Cimilada

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga… Sii akhri

Posted on November 13, 2022November 13, 2022 by News Office

Puntland: Guddiga TPEC oo go’aan hoose ka qaatay muranka soohdimaynta degmooyinka

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa go’aan hoose ka gaaray muranka ka taagan soohdimaynta degmooyinka sida ay xogo hoose… Sii akhri

Shacabka Gobolka Hiiraan oo looga digay Qaraxyo la sheegay in ay diyaariyeen Al-shabaab

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Taliye ku xigeenka Qeybta guud ee Booliiska Gobolka Banaadir, Gaashaanle sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa maanta soo saaray… Sii akhri

Aqalka Cad oo sheegay in aysan kulmayn Madaxweyne Biden iyo Maxamed Bin Salmaan

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweyne Joe Biden aysan u qorsheysneyn inuu la kulmo dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga marka uu… Sii akhri

Shaacinta seejooyinka cod-bixinta degmooyinka Puntland oo khilaaf loo baajiyay

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Seejooyinka cod-bixinta degmooyinka Puntland oo saaka la rabay in la shaaciyo ayaa la baajiyay cabsi laga qabo in uu ka… Sii akhri

Dabley hubaysan oo imaam masjid ku dilay Muqdisho

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Dabley hubaysan ayaa xalay Muqdisho ku dilay imaam masjid oo caan  ka ahaa magaalada sida laga soo xigtay goob-joogayaal. Sheikh… Sii akhri

Ruushka oo dalkiisa ka mamnuucay 200 oo muwaadiniin Maraykan ah

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay dalkeeda ka mamnuucday muwaadiniin u dhashay waddanka Maraykanka. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa… Sii akhri

Soomaaliya iyo Serbia oo iska kaashanaya arrima dhawr ah

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ciidamada Soomaaliyeed ee lagu tababaray Ereteriya

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo digniin amni u dirtay dadweynaha iyo goobaha ganacsiga

Posted on November 11, 2022November 11, 2022 by Desk

Dowladda Soomaaliya ayaa fartay dadweynaha in ay muujiyaan feejignaan guud, inta uu socdo hawlgalka lagula dagaalamayo Al-shabaab. War-saxaafadeed ka soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close