Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Nin dhalinyaro ah oo ku dhintay rasaas laga maqlay Gaalkacyo

Alle ha u naxariistee Ayaanle Siciid Faarax oo kamid ahaa dhalinyarada Gaalkacyo ayaa ku dhintay rasaas saaka laga maqlay gudaha… Sii akhri

Posted on November 28, 2022November 28, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo waxba kama jiraan ku tilmaantay war ka soo baxay shirkadda MARU PORT 

Posted on November 28, 2022November 28, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warka ka soo baxay shirkadda MARU PORT  oo sheegatay in dowladdu ay… Sii akhri

Galmudug oo shaacisay magacyada Odayaal Dhaqameed u galay Al-shabaab

Posted on November 28, 2022November 28, 2022 by News Office

Saddex kamid ah Odayaasha Dhaqanka Galmudug ayaa u galay kooxaha Al-shabaab, sida ay xaqiijisay Wasaaradda Amniga Galmudug. Saddexda Oday Dhaqameed… Sii akhri

Dib u dhac ku yimid safarkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Boosaaso

Posted on November 28, 2022November 28, 2022 by News Office

Safarkii Madaxweynaha Soomaaliya ku tegi lahaa Boosaaso ayaa dib u dhac ku yimid sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kala duwan.… Sii akhri

Kulankii wadajirka ahaa ee Baarlamanka Soomaaliya oo maanta la baajiyay

Posted on November 28, 2022November 28, 2022 by News Office

Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  shaaciyay in maanta la baajiyay kulankii wadajirka labada aqal ee Baarlamaanka. Kulanka oo… Sii akhri

Madaxtooyada Puntland oo saamayn ku leh doorashada dallada PUNSAA

Posted on November 28, 2022November 28, 2022 by News Office

Dallada ururrada bulshada rayidka Puntland ee PUNSAA ayaa lagu wadaa in ay maanta doortan hoggaan cusub. Saraakiisha Madaxtooyada Puntland ayaa… Sii akhri

Muqdisho: Rasaas iyo qaraxyo weli laga maqlayo hotel Villa Rays

Posted on November 28, 2022November 28, 2022 by Desk

Rasaas iyo qaraxyo ayaa weli laga maqlayaa gudaha hotel-ka Villa Rays ee magaalada Muqdisho oo caawa fiidkii ay weerar ku… Sii akhri

Al-shabaab oo qaraxyo iyo weerar toos ah ku qaaday hoteel ku dhow Villa Somalia

Posted on November 27, 2022November 27, 2022 by News Office

Kooxaha Argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa sheegtay weerar isugu jira qaraxyo ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah oo lagu qaaday… Sii akhri

Galmudug oo soo badbaadisay ajaanib ay sii daysay Al-shabaab

Posted on November 27, 2022November 27, 2022 by News Office

Mas’uuliyiinta magaalada Hobyo ee Galmudug ayaa laga soo xigtay in ay soo badbaadiyeen 20 qof oo u kala dhashay Pakistan… Sii akhri

XOG: Madaxweyne Deni oo fara-gelin ku haya Shirka Ururada Siyaasadda Puntland

Posted on November 27, 2022November 27, 2022 by News Office

Shir u dhexeeya ururrada siyaasadda Puntland oo looga tashanayo barnaamijka doorashooyinka qof iyo cod ayaa lagu wadaa in uu Caawa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close