Wararkii u danbeeyay ee magacaabista uu qorshaynayo Madaxweyne Deni
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maalinta berri ah ku wajahan degaanka Garacad ee Gobolka Mudug sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maalinta berri ah ku wajahan degaanka Garacad ee Gobolka Mudug sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo… Sii akhri
Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Siciid Maxamed (Faroole) ayaa shaqa-joojin ku sameeyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta Sharma’arke Xasan Cali. Wareegto… Sii akhri
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa markii u horraysay ballan-qaad maaliyadeed u sameeyay dagaallamayaasha ka tirsan Al-shabaab. Guddoomiye Jeyte… Sii akhri
Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aaadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Mumin ayaa qasriga Madaxtooyadda ee Baydhabo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Koonfur… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ay xaqiijisay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir) oo… Sii akhri
Siyaasiyiinta la magac baxay Midowga Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo ku sugan Muqdisho ayaa qaadacay qodobaddii ay isku afgarteen Guddoomiyaha Golaha… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Madacweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa isku afgartay 6… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Booliiska Punland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa magacaabay saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan laanta nabadgalyada wadooyinka gobollada… Sii akhri
Khilaaf xooggan ayaa ka dhex taagan wasiirka Kalluumeysiga Puntland, Rashiid Maxamuud Yuusuf iyo ku xigeenkiisa, Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud. Xogo madax-bannaan… Sii akhri
Farriinta ugu waxtarka badan oo uu Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf ku soo gudbiyay buuggiisa waa: Qaran kuma dhisnaan karo calooshood-u-shaqaystayaal ama… Sii akhri