Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan magaalada Baydhabo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Xogaha laga helayo Villa Somalia ayaa sheegaya…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Xogaha laga helayo Villa Somalia ayaa sheegaya…
Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa ku hanjabay inuu dalkiisa ka saarayo kumaanka qaxootiga ah ee u dhashay dalka Congo ee dalkiisa…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa magaalada Qaahira kula kulmay wasiirka Arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Masar mudane Saamix Shukri. Wasiir Huruuse…
Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in u dhaqmayso sida dowlad madax-bannaan inta laga dhammaystirayo Dastuurka Soomaaliya oo lagu ansixinayo afti dadweyne. Qoraal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Masar ayaa galabta kulan…
Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho shir aysan ka qaybgelin Puntland oo isugu yimaadeen wasiirada maaliyadda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka…
Xukuumadda Puntland ayaa Villa Somalia ku eedaysay in ay burburinayso nidaamka Federaaliga ah ee dalka. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Villa Somalia…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 61 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab lagu dilay duqayn ka dhacsay duleedka deegaanka Xawaadlay ee gobalka Shabeellaha…
Siyaasi Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin diiwaan-gelinta doorashooyinka qof iyo cod ee laga wado qaar kamid ah…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa shaaciyay in ay diyaarinayaan dacwad ku saabsan danbi dagaal oo lagu oogayo Somaliland. Madaxweyne Deni ayaa danbi…