Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo qaabilay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Tiina Intelmann ayaa kala… Sii akhri

Posted on November 27, 2022November 27, 2022 by News Office

Sirdoonka Soomaaliya oo lagu eedeeyay jirdil iyo kufsi

Posted on November 27, 2022November 27, 2022 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ku eedaysay jirdilka maxaabiista iyo kufsiga haweenka maxaabiista ah ee u xiran… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay dhigiisa dalka Imaaraadka Carabta

Posted on November 27, 2022November 27, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta mudane, Cabdalla Bin Zayid ayaa qaabilay dhiggiisa Soomaaliya mudane, Abshir Haruuse. Kulanka oo… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha CXD Soomaaliya

Posted on November 27, 2022November 27, 2022 by News Office

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Gaashandhiga Dowlada Federaalka ah… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray isbitaal laga hirgeliyay degmada Cadalle

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka Shiikh Axmed Gabyoow oo xildhibaannada iyo dadka deegaanka… Sii akhri

Puntland: Diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha doorashooyinka lagu muransan yahay oo la shaaciyay

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by News Office

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta shaaciyay xilliga ay bilaabanayso diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha doorashada lagu muransan yahay ee qof… Sii akhri

Horjoogayaal iyo xubo ka tirsan Al-shabaab oo lagu laayay Shabeellada dhexe

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in ay Al-shabaab ka saartay degaanka Ceel-dheere oo ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe. Bayaan rasmi… Sii akhri

Odayaal dhaqameed caan ah oo ku xiran Kismaayo

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by Desk

Magaalada Kismaayo waxaa muddo labo todobaad ka badan ku xiran saddex oday dhaqameed oo ka mid ah dhaqanka ugu caansan… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo Maanta ansixiyay Miisaaniyada dowladda ee sanandka 2023

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa… Sii akhri

Nin ku eedaysan in uu dil ka geystay magaalada Hargeysa oo gacanta lagu dhigay

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by News Office

Booliiska Somaliland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen nin ku eedaysan in uu dil ka geystay gudaha huteel ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close