Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Nin ku eedaysan in uu dil ka geystay magaalada Hargeysa oo gacanta lagu dhigay

Booliiska Somaliland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen nin ku eedaysan in uu dil ka geystay gudaha huteel ku… Sii akhri

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by News Office

Taliyaal saldhigyo loo magacaabay xaafadaha Garoowe qaarkood

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by News Office

Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Mumin Cabdi Shire ayaa saldhigyada xaafadaha Garoowe qaarkood u magacaabay taliyaal cusub. Taliyaha saldhiga xaafadda Israac… Sii akhri

Malaayiin kamid ah shacabka Ukraine oo wajahaya mugdi iyo qabow daran

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by News Office

Dowladda Ukraine ayaa Jimcihii shalay soo celisay qeyb ka mid ah awooddeeda tamarta. Inkastoo weli ay koronto la’aan yihiin malaayiin… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo kulan doceedyo ka wada dalka Cumaan

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa kulamo doceedyo la qaatay qaar ka mid ah wasiirada… Sii akhri

Sirdoonka Soomaaliya oo hawgal qorshaysan ku laayay xubno ka tirsan Al-shabaab

Posted on November 25, 2022November 25, 2022 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ay hawlgal qorshaysan ku dishay ugu yaraan 15 dagaallame… Sii akhri

Da’da Joe Biden oo dood ka dhex dhalisay dadweynaha Maraykanka

Posted on November 25, 2022November 25, 2022 by News Office

Joe Biden ayaa toddobaadkan 80 jir noqday , taas oo ka dhigtay madaxweynihii ugu horreeyay ee Marekanka ee isagoo xafiiska… Sii akhri

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Niger

Posted on November 25, 2022November 25, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Niyaami ee… Sii akhri

Dagaal saaka ka dhacay degaabka Qaayib ee Gobolka Galgaduud

Posted on November 25, 2022November 25, 2022 by News Office

Dagaal ayaa saaka ka dhacay degaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo deegaanka ku sugan,… Sii akhri

Puntland oo baaraysa in argagixiso ku lug-leedahay iska hor-imaadkii Gaalkacyo

Posted on November 24, 2022November 24, 2022 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa shir-gudoomiyey shirka Gudiga Amniga Gobolka Mudug. Shirkan waxaa goob joog ahaa Gudoomiye… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday degaano laga saaray Al-shabaab

Posted on November 24, 2022November 24, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday degaannada Nuur-dugle iyo Masjid Cali Guduud oo ka tiraan Gobolka Shabeellaha Dhexe,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close