Puntland oo baaritaan ku samaynaysa shakhsiyaad Maraykanku ku eedeeyay Argagixiso
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Qaar kamid ah Odayaasha iyo Cuqaasha Beesha Cali Saleebaan.… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Qaar kamid ah Odayaasha iyo Cuqaasha Beesha Cali Saleebaan.… Sii akhri
Ururka caalamiga ah ee suxufiyiinta ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in sannadkan 67 suxufiyiin iyo shaqaale warbaahineed ah… Sii akhri
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa maanta booqday degaanno… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, ahna Ra’iisul Wasaaraha… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola kaga qayb galaya Shir Madaxeedka… Sii akhri
Xiriirka Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa soo hagaagaya, sida ay sheegayaan xogo kala duwan. Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo… Sii akhri
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa lagu wadaa in uu maanta ka amba-baxo caasimadda Puntland ee Garoowe. Madaxweyne Lafta… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa xalay kulan ku yeeshay Madaxtooyada Garoowe. Wararka ayaa… Sii akhri
Ciidanka Booliiska Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay Faarax Jibriil Xuseen oo ku eedaysan dilka Marxuum Maxamed Cabdirashiid Cabdiraxman. Qoraal… Sii akhri
Muqdisho (Faallo PP) — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa dhowaan la guddoonsiiyay shahaadada PhD kaddib markuu difaacay doodda uu ku… Sii akhri