Khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay degaanka Kala-bayr ee Gobolka Bari
Inta la xaqiijiyay hal qof oo shacab ah ayaa ku dhintay saddex kale oo laba askar yihiin waa ku dhaawacmeen qarax maanta…
Open this website in Safari first.
Inta la xaqiijiyay hal qof oo shacab ah ayaa ku dhintay saddex kale oo laba askar yihiin waa ku dhaawacmeen qarax maanta…
Siyaasi Maxamed Cabdiraxmaan Faroole oo wareysi siiyay telefishinka Dalsan, ayaa sheegay in qoyska madaxweyne, Siciid Deni ay dhaqaale ka sameeyaan awoodda dowladnimada…
Maxkamad ciidamada Qalabka sida ayaa maanta shan sano oo xabsi ah iyo il ku haynta Booliska ku xukuntay Odayaal Cadaado laga soo…
Wasiirka Shaqada Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Xil. Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqa ku joogay Magaalada Dooxa ee…
Farxiya Cabdi Maxamed oo ahayd wasiiru-dowlihii wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqisho. Koox baastoolado ku hubaysan…
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta halkaas ay ka dhacday rasaas dhalisay khasaare nafeed. Ilaalada…
Garoonka kubadda cagta caasimadda Garoowe ee Mire Awaare stadium ayaa maanta oo Sabti ah albaabada loo laabay kadib khilaaf ka dhashay cidda…
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay madaxa xafiiska EUCAP-SOM ee Soomaaliya Mr. Kauko Aaltoma.…
Wasiirka arrimaha debedda ee Ruushka Segei Lavrov oo safar ku maraya dalalka Afrika ayaa la kulmay madaxweynaha dalka Eriteria Isaias Afwerki, isaga…
Shirweynaha Aaya-ka-tashiga Gobollada SSC ayaa lagu wadaa in uu Saaka oo Sabti ah ka furmo magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Shirkan…