Booliiska Garoowe oo xabsiga dhigay rag ku eedaysan dilka wiil bajaajle ah
Booliiska caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay rag ku eedaysan in ay xalay magaalada ku dileen wiil bajajle ah Saraakiisha Booliiska qaarkood ayaa…
Open this website in Safari first.
Booliiska caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay rag ku eedaysan in ay xalay magaalada ku dileen wiil bajajle ah Saraakiisha Booliiska qaarkood ayaa…
Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka…
Sarkaal sare oo u hadlay dalka Iran ayaa sheegay in dalalka Iran iyo Ruushku in ay isku xireen hannaanka isgaarsiinta ee bangiyadooda…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa guddoomiye KMG ah u magacaabay degmada Godobjiraan oo ka tirsan gobolka Nugaal Madaxweynaha Puntland ayaa Cabdulqaadir Cabdisalaan…
Bayaan ay ku saxiixan yihiin dhammaan Nabaddoonada Gobolka Nugaal ayay ku dalbadeen in dib loo dhigo diiwaan-gelinta doorashooyinka qof iyo cod. Bayaanka…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in xabsi ciidan lagu xukumay xaaska hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin. Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee…
Ciidamo badan oo u dhashay beelaha Dhulbahante islamarkaana ka mushahar qaadan-jiray Somaliland ayaa sida la xaqiijinayo ku biiray Ciidamada SSC ee ku…
Sarkaal Maraykan ah ayaa laga soo xigtay in uu rumaysan yahay in Israa’iil ay ka dambaysay weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo…
Ciidamada Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa hawlgal qorshayssn ku dilay 136 tirsan Al-shabaab oo ay ku jiraan saddex hoggaamiye sida…