Boqor Charles oo oggolaaday baarista xiriirkii Boqortooyada iyo ka ganacsigii Afrikaanka
London (Wararka PP) — Boqor Charles, oo dhowaan la caleema-saari doono, ayaa muujiyay inuu taageerayo baaris lagu sameeyo xiriirkii ka dhexeeyey Boqortooyada…
Open this website in Safari first.
London (Wararka PP) — Boqor Charles, oo dhowaan la caleema-saari doono, ayaa muujiyay inuu taageerayo baaris lagu sameeyo xiriirkii ka dhexeeyey Boqortooyada…
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa saraakiisha ciidamada Somaliland amar ku siiyay in Laascaanood Todobaadkan lagu qaado dagaal xiriir ah oo socda mudda lix…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu Todobaadkan dib ugu laabto Garoowe. Madaxweyne Deni oo hadda ku sugan magaalada Addis…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni, kulan hordhac u ah…
Duqayn ka dhan ah maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Daacish ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacday buuraleyda Calmis ee Gobolka Bari. Duqaynta…
Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday tijaabadii ugu horreysay ee lagu sameeyo gantaalkeedii ugu horreeyay ee oo loogu magac daray Hwasong-18 ,kaas oo…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee dalka Serbia tababar ugu soo xiray qaar…
Hay’adaha Amniga ayaa aqoonsaday ciddii lahayd fikradda falkii argagixiso ee ka dhacay xarunta Shirkadda Almacruuf ee Boosaaso sida ku cad warbixin uu…
Iyadoo lagu jiro tobanka danbe ee bisha Ramadaan ayaa xaddiga isticmaalka khamrigu heerkii ugu sarreeyay ka gaaray magaalada Garoowe. Xogo kala duwan…
Haweeneey u dhalatay Shiinaha ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay oo u dhinta nooc cusub oo ka mid ah hargabka ku dhaca shimbiraha,…