Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Somaliland oo sheegtay in dad ka bara-kacay colaadda Laascaanood ay gaareen magaalada Burco

Wasaaradda Qorshaynta Somaliland ayaa warbixin cusub ka soo saartay xogta barakacayaasha Laascaanood. Warbixinta Wasaaradda Qorshaynta Somaliland ayaa lagu sheegay in… Sii akhri

Posted on March 13, 2023March 13, 2023 by News Office

Puntland iyo Hay’adda DRC oo ka wada-hadlay u gurmadka shacabka Laascaanood

Posted on March 13, 2023March 13, 2023 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo muhiimad gaar ah siinaya Shacabka ka soo barakacay colaadda magaalada… Sii akhri

SSC-Khaatumo oo warbixin u gudbiyay guddi xaqiiqo raadin ah oo ka socda Qaramada Midoobay

Posted on March 13, 2023March 13, 2023 by News Office

Xubno ka mid ah madax dhaqameedka SSC-Khaatumo iyo Guddida-33 ayaa magaalada Garoowe kula kulmay guddi khubaro ah  oo ka socda… Sii akhri

Puntland Sets Local Government Elections’ Date

Posted on March 12, 2023March 30, 2023 by cph

Garowe (PP News Desk) — Puntland State President Said Abdullahi Deni signed a presidential decree specifying the date for conducting… Sii akhri

Wasaaradda Isgaarsiinta Soomaaliya oo amar siisay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka

Posted on March 12, 2023March 12, 2023 by News Office

Shir muhiim ah oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo looga hadlay Shirkadaha Isgaarsiinta in ay joojiyaan xadgudubka… Sii akhri

Puntland oo muddaysay wakhtiga la qabanayo Doorashooyinka qof iyo cod

Posted on March 12, 2023March 12, 2023 by News Office

Boosaaso: 12 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 17 ee 12-da… Sii akhri

Nabaddoon Cabdi Dheere oo xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Posted on March 12, 2023March 12, 2023 by News Office

Nabaddoon Cabdi Aadan Siyaad ( Cabdi Dheere) oo kamid ahaa Nabaddoonada Gobolka Mudug ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Dabley… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee xiisadda dagaal ee Laascaanood

Posted on March 12, 2023March 12, 2023 by News Office

Xiisad dagaal ayaa saacaddan ka aloosan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Ciidamada Somaliland oo dhaq dhaqaaq xooggan samaynaya ayaa… Sii akhri

An Influential Traditional Leader Warns Somalia President Against Term Extension

Posted on March 11, 2023March 30, 2023 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — Mohamed Hassan Haad, an influential traditional leader in Mogadishu, has warned against any amendments in… Sii akhri

Puntland oo xeer kasoo saartay Qodista iyo dhoofinta Macdanta

Posted on March 11, 2023March 11, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 8-da March 2023, kuna saabsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close