Hindiya oo Shiinaha kala wareegaysa dalka ugu dad badan dunida
Hindiya ayaa la filayaa in ay Shiinaha kala wareegto dalka ugu dadka badan dunida kahor dhammaadka bisha June ee sannadkan… Sii akhri
Hindiya ayaa la filayaa in ay Shiinaha kala wareegto dalka ugu dadka badan dunida kahor dhammaadka bisha June ee sannadkan… Sii akhri
Xoogaga SSC-Khaatumo ayaa dhanka waqooyi furin horleh kaga furay ciidamada Somaliland ee fadhiya duleedka Laascaanood. Cutubyo ka tirsan ciidanka SSC-khaatumo… Sii akhri
The current conflict over the contested city of Lasanod has the potential to expand into a crisis affecting several of… Sii akhri
Booliiska Tunisia ayaa xabsiga dhigay hoggaamiyaha xisbiga Ennahda Rached Ghannouchi, oo ah ninka ugu caansan ee mucaaradka madaxweyne Kais Saied,… Sii akhri
Isu socodka gaadiidka laamiga dheer ee degaannada Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa gebi ahaanba xirmay. Maamulka SSC-Khaatumo ayaa dhawaan xayiraad ku… Sii akhri
Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado ee… Sii akhri
Militariga Sudan ayaa maanta beeniyey in ay ka war hayaan xabbad-joojin 24 saac ah, kadib markii madaxa ciidamada sida militariga… Sii akhri
Wasaaradda Qorshaynta Puntland ayaa ruqsadii Shaqada kala laabatay Hay’adda Sadar Development And Resilience Institute. Wasaaradda ayaa Hay’addaas ku eedaysay in… Sii akhri
Dowladda Ingiriiska ayaa soo magacowday danjire cusub oo u qaabilsan Soomaaliya, kaas oo beddelaya safiirkii hore Ms. Kate Foster Boqortooyada… Sii akhri
Maleeshiyaadka Al-shabaab ee ku sugan degmada Ceelbuur ayaa hubkoodii ku wareejiyay odayaasha dhaqanka degmadaas, sida ay tebisay wakaaladda wararka dowladda… Sii akhri