Lacag ka badan 10 malyan oo lagu maalgelinayo barnaamijka Adkeysiga Soomaaliya
Dowladda Mareykanka iyadoo u sii marinaysa Hay’adda Mareykanka ee Horumarinta Caalamiga (USAID), Safaaradda Dowladda Ingiriiska ee Muqdisho iyo Sanduuqa Horumarinta ee Qatar…