Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi… Sii akhri

Posted on April 24, 2023April 24, 2023 by News Office

Dalalka dunida oo muwaadiniintooda ka daad-guraynaya dagaalka Suudaan

Posted on April 24, 2023April 24, 2023 by News Office

Waddamada shisheeye ayaa ku hawllan sidii ay muwaadiniintooda uga soo saari lahaayeen dalka Suudaan oo todobaadkii labaad ay ku dagaalamayaan… Sii akhri

Mucaaradka Kenya oo mar kale ku baaqay dibad-baxyo ka dhan ah dowladda

Posted on April 24, 2023April 24, 2023 by News Office

Mucaaradka dalka Kenya ayaa dibad-baxyo ka dhanka ah dowladda dib u billaabi doona 2-da May, sida ay  wakaaladda wararka AFP… Sii akhri

Gen. Khaliifa Xaftar oo la sheegay in uu qayb ka yahay dagaalka Suudaan

Posted on April 24, 2023April 24, 2023 by News Office

Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa sheegay in Jananka ka dagaallama dalka Liibiya ee Khaliifa Xaftar… Sii akhri

Ware accused “of launching a surprise tweet attack” on Hirshabelle State of Somalia

Posted on April 23, 2023April 23, 2023 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — The former President of Hirshabelle State Mohamed Abdi Ware indirectly implied that Al-shabaab was bribing… Sii akhri

Hoggaanka SSC-Khaatumo oo kormeeray Taliska Booliska Laascaanood

Posted on April 23, 2023April 23, 2023 by News Office

Golaha Isimada Dhaqanka ee Gobollada SSC-Khaatumo oo ay wehelinayeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Duqa Degmada Laascaanood,… Sii akhri

Villa Somalia oo samaynaysa isbaheysi mucaarad ah oo ka dhana Siciid Deni

Posted on April 23, 2023April 23, 2023 by News Office

Villa Somalia ayaa bilowday abaabulidda siyaasiyiinta reer Puntland ee sida weyn u mucaaradsan madaxweyne Siciid Deni. Villa Somalia ayaa sida… Sii akhri

Diblomaasiyiin iyo shaqaale Maraykan ah oo laga daad-gureeyay colaadda Suudaan

Posted on April 23, 2023April 23, 2023 by News Office

Shaqaalaha safaaradda Mareykanka iyo qoysaskooda ayay ciidamada Mareykanku ka daad-gureeyeen caasimadda Suudaan ee Khartuum, halkaas oo ay dagaallo ka socdaan,… Sii akhri

Villa Somalia Puts Presidential Term Amendment On Hold

Posted on April 22, 2023April 22, 2023 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — A controversial bill sponsored by Villa Somalia to amend the presidential term has reportedly been… Sii akhri

Waare: Al-shabaab waxay malaayiin lacag ah ku bixinaysaa sidii loo bedeli lahaa guddoomiye Jeyte

Posted on April 22, 2023April 23, 2023 by Desk

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan xasillinta iyo arrimaha rayidka ahaana madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close