Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed.…