Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wararkii u danbeeyay ee dab xooggan oo xalay ka kacay suuq ku yaalla magaalada Jigjiga

Dab aad u xooggan oo xalay ka kacay suuqa Taywaan ee magaalada Jigjiga ayaa qayb ahaan la xakameeyay inkastoo aan… Sii akhri

Posted on July 8, 2023July 8, 2023 by News Office

Twitter oo Meta ugu hanjabtay dacwad sharci oo la xiriirta app-ka Threads

Posted on July 8, 2023July 8, 2023 by News Office

Shirkadda Twitter ayaa ku hanjabtay inay maxkamad la tiigsan doonto shirkadda Meta saacado kadib markii ay billowday app cusub oo… Sii akhri

Agaasimaha Sirdoonka Kenya oo maanta booqasho ku tegay magaalada Muqdisho

Posted on July 7, 2023July 7, 2023 by News Office

Agaasimaha Guud ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Kenya NIS Nuradiin Yusuf Xaaji ayaa saaka booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Waxaa Garoonka… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo cambaareeyay weerarada Israa’iil ku qaaday Qaxootiga Jenin

Posted on July 7, 2023July 7, 2023 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa dhaleeceeyay weerarada ciidamada  Israa’iil ay ka fuliyeen xerada qaxootiga ee Jenin oo ka… Sii akhri

Maraakiibta dagaalka Shiinaha oo gaaray dalka Nigeria

Posted on July 7, 2023July 7, 2023 by News Office

Maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa gaaray dekedda magaalada Lagos ee dalka Nigeria. arrintaas oo kor u qaaday… Sii akhri

Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay!

Posted on July 6, 2023July 6, 2023

Haddii uu Ingiriisku ahaan jiray boqortooyo aysan qoraxda ka dhicin innagu kuwii beeniyay baan ahayn! Ingiriis wuxuu wali daba joogaa… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya ee Khamiista maanta ah?

Posted on July 6, 2023July 6, 2023 by News Office

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo yeeshay maanta kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi… Sii akhri

Golaha Hoggaanka SSC-khaatumo oo maanta la shaaciyay

Posted on July 6, 2023July 6, 2023 by News Office

Hogaanka Maamulka SSC-Khaatumo oo lagu Dhawaaqay Maanta Xubnaha Maamulkan ayaa ka kooban 45 ka ay ka soo kala xuleen Garaadada… Sii akhri

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo dad rayid ah ku dilay Gobolka Gedo

Posted on July 6, 2023July 6, 2023 by News Office

Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya ayaa sida lagu soo warramayo xalay ilaa saaka duqaymo aan loo meel dayin ku garaacay degaanka… Sii akhri

Xabsiga Garoowe oo Korontadii laga jartay biyihiina gabaabsi yihiin

Posted on July 6, 2023July 6, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aaadanaha Puntland iyo Hawl-wadeenno ka socda xafiiska oo kormeer ku tegey Taliska Dhexe ee Ciidanka Asluubta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close