Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Farmaajo oo ka hadlay doorashada qof iyo cod ee Puntland

Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay doorashada cod iyo cod ee goleyaasha deegaanka Puntland oo… Sii akhri

Posted on May 23, 2023May 23, 2023 by Desk

Musharrax Sinan Ogan oo taageeray Recep Erdogan

Posted on May 23, 2023May 23, 2023 by News Office

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii xaqiijiyey taageerada musharaxa kaalintii saddexaad ee uu ka galay doorashada ay qasabtay in wareeg… Sii akhri

Somalilando oo dagaal qorshaysan ku beegaysa doorashada qof iyo cod ee Puntland

Posted on May 23, 2023May 23, 2023 by News Office

Taliska Muuse Biixi ayaa isu diyaarinaya in uu dagaal qorshaysan ku beego maalinta doorashada Puntland ee 25 May sida ay… Sii akhri

Sidee u dhacay Hawlgalkii Jilib ee lagu beegsaday Madaxda Al-shabaab?

Posted on May 23, 2023May 23, 2023 by News Office

Wasiirka amniga Jubaland Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa ka warbixiyay duqeymo magaalada Jilib lagula eegtay kooxo ka tirsan horjoogayaasha Al-shabaab.… Sii akhri

War-saxaafadeed: Beesha Caalamka oo si buuxda u taageertay doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland

Posted on May 22, 2023May 22, 2023 by News Office

Ka hor doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka… Sii akhri

Xeer Ilaalinta Puntland oo ka laabatay warqadii soo xirista siyaasiyiinta mucaaradka ah

Posted on May 22, 2023May 22, 2023 by News Office

Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Axmed Maxamed Yuusuf Taaran ayaa maanta oo Isniin ah ka laabtay warqaddii soo xirista… Sii akhri

PUNSAA oo tababar u furtay korjoogtada maxaliga ah ee doorashada Puntland

Posted on May 22, 2023May 22, 2023 by News Office

Dalladda urrurrada bulshada rayidka ah ee Puntland PUNSAA ayaa manta 400 korjoogtada maxaliga ah ee doorashada u furtay tababarka hababka… Sii akhri

Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Garoowe oo qarka u saaran in heshiis lagu dhammeeyo

Posted on May 22, 2023May 22, 2023 by News Office

Xiisadda la xiriirta doorashooyinka qof iyo cod ee ka taagan Garoowe ayaa qarka u saaran in maanta heshiis buuxa laga… Sii akhri

Xogtii u danbaysay ee xiisadda ka taagan doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland

Posted on May 21, 2023May 21, 2023 by News Office

Sida aan ka xaqiijinay xubno ka tirsan dhinacyada muransan, weli laguma guulaysan xallinta xiisadda la xiriirta doorashooyinka qof iyo cod… Sii akhri

Muxuu yahay Mawqifka Madasha Siyaasadda Puntland ee muranka doorashada golayaasha deegaanka?

Posted on May 21, 2023May 21, 2023 by Desk

Madasha Siyaasadda Puntland ayaa ka digtay in muranka siyaasadeed ee taagan lagu xalliyo gacan kahadal hubaysan iyo dagaal ka dhaca… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close