Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Sacuudi Carabiya oo u yeertay safiirkeedii u fadhiyay dalka Sweden

Sacuudi Carabiya ayaa u yeertay safiirka Sweden u fadhiya dalkaas, si ay u cambaareyso falkii lagu gubay Kitaabka Qu’raanka, oo… Sii akhri

Posted on July 4, 2023July 4, 2023 by News Office

Turkish Airlines oo ku guuleysatay shirkadda ugu wanaagsan ee duulimaadyada Yurub

Posted on July 4, 2023July 4, 2023 by News Office

Shirkadda duulimaadka ee Turkish Airlines ayaa ku guuleysatay shirkadda ugu wanaagsan ee duulimaadyada Yurub, waa markii siddeed oo la guddoonsiinayo… Sii akhri

Wiil uu shalay Mucamar al-Qadaafi oo halis ku galay xabsiga

Posted on July 4, 2023July 4, 2023 by News Office

Mid ka mid ah wiilasha hoggaamiyihii hore ee Libya, Mucamar al-Qadaafi, ayaa la sheegay in laga soo saaray xabsi ku… Sii akhri

Puntland: Siciid Deni iyo Axmed Karaash oo isku khilaafsan qorshaha mudda kororsiga dowladda

Posted on July 3, 2023July 3, 2023 by News Office

Ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo madaxweyne ku xigeenka, Axmed Karaash aysan isku aragti… Sii akhri

Cabdiweli Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo soo gaaray Garoowe iyo Faroole oo ku sii wajahan

Posted on July 3, 2023July 3, 2023 by News Office

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa dhawaan ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweyne Faroole ayaa… Sii akhri

Dadaallada xal u raadinta xiisadda Garoowe oo bilowday

Posted on July 3, 2023July 3, 2023 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa xalay lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Islaan Bashiir iyo… Sii akhri

Maraykanka oo qaaday qaar kamid ah Xayiraadihii saarnaa Itoobiya

Posted on July 3, 2023July 3, 2023 by News Office

Mareykanka ayaa ka qaaday qaar ka mid ah xayiraadaha gargaarka ee Itoobiya iyadoo la eegayo horumarka laga gaaray dhanka xuquuqul… Sii akhri

Dagaallo culus oo weli ka socda dalka Suudaan

Posted on July 3, 2023July 3, 2023 by News Office

Dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada Suudaan iyo xoogagga RSF ayaa weli ka socda duleedka waqooyi ee magaalada caasimadda ah… Sii akhri

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Karkaar oo xilka la wareegay

Posted on July 2, 2023July 2, 2023 by News Office

Taliye ku-xigeenka 1aad Ciidanka Booliska Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa xilkii ukala wareejiyay taliyihii hore ee qaybta gobolka karkaar… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo jawaab kulul ka bixisay xukun ay ku ridday maxkamad ku taalla Kenya

Posted on July 2, 2023July 2, 2023 by News Office

Mas’uul ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay ka hadlay lacag kumanaan ah oo maxkamad ku taal Kenya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close