Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Villa Somalia oo dadaal xooggan gelinaysa in ay wada-hadal la furto xukuumadda Puntland

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ku bixinaysa in ay si deg deg ah wada-hadal ula furto xukuumadda Puntland, sida… Sii akhri

Posted on July 2, 2023July 2, 2023 by News Office

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shir Caalami ah oo ku saabsan xasilinta Dunida

Posted on July 2, 2023July 2, 2023 by News Office

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiimaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xafladda furitaanka shirka 11-aad ee… Sii akhri

Sirdoonka Maraykanka oo fursad ku helay Ruushka

Posted on July 2, 2023July 2, 2023 by News Office

Dagaalka Ukraine ayaa saamayn xun ku yeeshay hoggaanka Ruushka ee Vladimir Putin, sida uu sheegay madaxa hay’adda sirdoonka Maraykanka ee… Sii akhri

Teknoolajiyadda iyo Soomaali sidee isula jaan qaadi karaan?

Posted on July 1, 2023July 1, 2023 by Desk

Waxaan arkaa marar badan qof Soomaali ah, dhalin yaro ah, aqoon yahan ah, hadana markay noqoto fahanka iyo adeegsiga internet-ka… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Brazil oo laga mamnuucay Tartanka doorashada ilaa 2030

Posted on July 1, 2023July 1, 2023 by News Office

Guddi garsoorayaal ah ayaa u codeeyay Jimcihii in madaxweynihii hore ee Brazil Jair Bolsonaro uusan u qalmin inuu mar kale… Sii akhri

Puntland oo si weyn u xustay 1-da Luulyo

Posted on July 1, 2023July 1, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kaga qayb-galay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Munaasibadda Xuska Sanad Guurada… Sii akhri

In ka badan 25 ruux oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay dalka Hindiya

Posted on July 1, 2023July 1, 2023 by News Office

In ka badan 25 ruux ayaa ku geeriyooday gaari bas ah oo shil ku galay kadibna dab qabsaday Gobolka Maharashtra… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo ka qayb galay Xuska Munaasabadda 1 Luuliyo

Posted on July 1, 2023July 1, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Caawa Xarunta Daawad ee Magaalada Kismaayo kaga qeybgalay munaasabadda 63 guurada kasoo… Sii akhri

Hawlgalka ATMIS oo saldhigyo millatari ku wareejiyay Ciidamada Soomaaliya

Posted on June 30, 2023June 30, 2023 by News Office

Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu ciidamada Soomaaliya ku wareejiyay laba saldhigo oo… Sii akhri

Al-shabaab oo saaka dib u qabsaday degaanka Daaru-Nimca ee Gobolka Shabeellada dhexe

Posted on June 30, 2023June 30, 2023 by News Office

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa saaka dib u qabsaday degaanka Daaru-Nimca oo ka tirsan degmada Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeellada dhexe. Maleeshiyaadka ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close