Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaramada Midoobay oo baaraysa in ka badan 130,000 oo qof oo lagu la’ yahay colaadda Suuriya

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar lagu dhisayo hay’ad madax-bannaan oo baaritaan ku samaysa in ka… Sii akhri

Posted on June 30, 2023June 30, 2023 by News Office

Gubista Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah oo caro xooggan ka dhalisay dalalka Islaamka

Posted on June 29, 2023June 29, 2023 by News Office

Ciraaq, Iiraan, Sacuudi Carabiya iyo dalalka kale ee Bariga Dhexe ayaa maanta cambaareeyey falkii uu nin Ciraaqi oo ku nool… Sii akhri

Puntland oo ku baaqday in la hakiyo hannaanka deyn Cafinta Soomaaliya inta laga heshiinayo khilaafaadka taagan

Posted on June 29, 2023June 29, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in gebi ahaanba la hakiyo hannaanka deyn cafinta Soomaaliya, inta laga heshiinayo khilaafaadka taagan. Xukuumadda… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo ansixiyay Qorshaha ATMIS looga saarayo Soomaaliya

Posted on June 29, 2023June 29, 2023 by News Office

Golaha Ammaanka QM ayaa mudda lix bil cusbooneysiiyey ogolaanshaha joogitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya, balse ansixiyey qorshe si tartiib… Sii akhri

Mali oo dalbatay in deg deg dalkeeda looga saaro Ciidamada Qaramada Midoobay

Posted on June 29, 2023June 29, 2023 by News Office

Waxaa xarunta Qaramada Midoobay ka socda dood la xiriirta in la sameeyo waqti ciidamada Qaramada Midoobay ee nabad ilaalinta ah… Sii akhri

Israel oo sheegtay in ay ciqaabi doonaan xagjirka weeraraya bulshada Falastiin

Posted on June 28, 2023June 28, 2023 by News Office

Wasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant iyo sarkaal sare oo Falastiin ah ayaa ka wada hadlay rabshadaha ka socda Daanta Galbeed… Sii akhri

Doon u raran ganacsato Soomaaliyeed oo saaka ku degtay xeebaha Gobolka Bari

Posted on June 28, 2023June 28, 2023 by News Office

Doonta Shamis4 oo u raran ganacsato Soomaaliyeed ayaa sida la xaqiijinayo saaka ku degtay xeebaha Gobolka Bari. Doontan oo shimito… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Shiikh oo si adag uga hadlay musuq maasuqa lagu sameeyo hantida umadda

Posted on June 28, 2023June 28, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa hadal uu xalay jeediyay qayb kamid ah  kaga hadlay musuq maasuqa lagu sameeyo hantida umadda.… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo dadaal ku bixinaysa in cunaqabateynta Hubka laga qaado

Posted on June 28, 2023June 28, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii looga qaadi lahaa Cunaqateynta hubka saaran soomaaliya oo ay Qaramada Midoobay saartay… Sii akhri

Ciidamada Xasilinta Soomaaliya oo Saldhigyo cusub kala wareegay Hawlgalka ATMIS

Posted on June 28, 2023June 28, 2023 by News Office

Ciidanka xasilinta ee Booliska sida Mikitariga u tababaran ayaa maanta ciidanka hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS  kala wareegay fariisimahoodii degaanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close