Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Xasilinta Soomaaliya oo Saldhigyo cusub kala wareegay Hawlgalka ATMIS

Ciidanka xasilinta ee Booliska sida Mikitariga u tababaran ayaa maanta ciidanka hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS  kala wareegay fariisimahoodii degaanka… Sii akhri

Posted on June 28, 2023June 28, 2023 by News Office

Ruushka oo fuliyay Qodoba kamid ah Heshiiskii Kooxda Wagner

Posted on June 27, 2023June 27, 2023 by News Office

Hay’adda amniga Ruushka ee FSB ayaa maanta ku dhawaaqday inay laashay dacwad ka dhan aheyd dagaal-yahanada kooxda calooshood u shaqeystayaasha… Sii akhri

Dagaal culus oo ka socda jiidda galbeed ee Laascaanood

Posted on June 27, 2023June 27, 2023 by News Office

Dagaalkii ugu cuslaa ayaa hadda ka socda jiidda galbeed ee Laascaanood halkaas oo laga maqlayo hubka waaweyn. Ciidamada Somaliland ayaa… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo xalliyay xiisad ka taagnayd degaanka Balli Busle

Posted on June 27, 2023June 27, 2023 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa ku guulaystay in la xalliyo xiisad la xiriirtay ceelal qodis oo mudda asbuuc ah ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Pakistan

Posted on June 27, 2023June 27, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Mudane Arif… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo ka digtay Cunta yari soo wajahday Geeska Afrika

Posted on June 27, 2023June 27, 2023 by News Office

Qaar ka mida hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in malaayiin qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika, inay la… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo habeen danbe kulan afur ah ku casumay Baarlamanka Puntland

Posted on June 26, 2023June 26, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa habeen danbe kulan afur ah ku ballamiyay xildhibaannada Baarlamanka Puntland. Farriin qoraaleed kooban oo loo… Sii akhri

Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay ajaanib ka tirsan Daacish

Posted on June 26, 2023June 26, 2023 by News Office

Hawlgal qorshaysan oo ciidanka Booliska dowladda Puntland ka sameeyay buureyda Gobolka Bari ayay ku qabtay ajaanib ka tirsan maleeshiyaadka Daacish.… Sii akhri

Madaxweynaha Kenya oo saxiixay Sharci Canshuurta ku kordhinaya Shacabka

Posted on June 26, 2023June 26, 2023 by News Office

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta saxiixay sharci canshuurta ku kordhinaya badeecado kala duwan ee dalkaas. Madaxweyne Ruto ayaa iska… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo mar kale xalay si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood

Posted on June 26, 2023June 26, 2023 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa xalay mar kale si kulul uga  hadlay dagaalka Laascaanood. Madaxweyne Biixi oo khudbad ka jeediyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close