Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dagaallo iyo duqaymo weli ka socda dalka Suudaan

Iska horimaadyo, rasaas iyo duqeymo xagga cirka ah ayaa ka dhacay caasimadda Suudaan Axaddii shalay, iyadoo dagaal u dhexeeya kooxaha… Sii akhri

Posted on June 26, 2023June 26, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska 26-ka June

Posted on June 26, 2023June 26, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed… Sii akhri

Muqdisho: Agaasimeyaal la soo taagay Maxkamad

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by Desk

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay afar eedeysane oo loo haysto kiis musuqmaasuq oo… Sii akhri

Dagaal xooggan oo dib uga qarxay duleedka Laascaanood

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by News Office

Dagaal aad u xooggan ayaa saaka oo Axad ah ka qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalka oo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabay Xisaabiyaha Guud ee Dowladda iyo Agaasimayaal Guud

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by Desk

Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 24-ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo sameeyay magacaabis

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilkii qaaday guddoomiyihii gobolka Nugaal Cawil Mataan iyo ku-xigeenadiisii, wuxuuna magacaabay mas’uuliyiin cusub. Madaxweyne… Sii akhri

Agaasime cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by Desk

Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 38 ee 24-ka… Sii akhri

Magacaabid iyo isku bedel lagu sameeyay taliyayaasha qaybaha Booliska Puntland

Posted on June 25, 2023June 25, 2023 by Desk

Garoowe: 25 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 24-ka… Sii akhri

Maxaa ka soo kordhay xiisadda dagaalka Laascaanood?

Posted on June 24, 2023June 24, 2023 by News Office

Somaliland ayaa ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay jiidda Gobolka Sool si ay duullaan ballaaran ugu qaado Laascaanood islamarkaana dib ugu… Sii akhri

Dagaal ka dhex qarxay Millatariga Ruushka iyo ciidamo taabacsan Kooxda Wagner

Posted on June 24, 2023June 24, 2023 by News Office

Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Ruushka ayaa rasaas ku furay galinkii dambe ee Sabtida maanta ah kolonyo calooshood u shaqeystayaal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close