Sen. Faroole “Wada-hadal ayaa lagu xallin Khilaafka weli ka jira Puntland”
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Sen. Cabdiraxmaan Faroole oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Arrimaha doorashada 2024. Sen.…
Open this website in Safari first.
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Sen. Cabdiraxmaan Faroole oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Arrimaha doorashada 2024. Sen.…
Dowladda Puntland ayaa maxkamadda dastuuriga ah ka dalbatay in ay go’aan sharciyeed ka soo saarto arrinta Baarlamanka. Wararka ayaa sheegaya in weli…
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa shir Wada-tashi ah isugu yeeray golaha dhaqanka SSC-khaatumo. Garaad Jaamac ayaa ugu…
Xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa shaacisay in ay tallaabooyin sharciga waafaqsan ka qaadayso Baarlamanka Puntland kadib markii uu samaystay mudda kororsi hal sano…
Siyaasiga Axmed Siciid Aw-Nuur ayaa lagu wadaa in uu Todobaadka soo socda si rasmi ah ugu dhawaaqo musharrax u taagan xilka Madaxweynaha…
Waxaan dib u-sixid ku samaynay warkii ku saabsanaa is casilaadda wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. Xaqiijin kadib waxan ogaanay…
Garowe (PP News Desk) — Puntland State President Said Abdulahi Deni last night in principle endorsed SSC traditional leaders recommendations to conduct…
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si buuxda u taageeray go’aankii Isimada SSC ku xalliyeen khilaafka doorashada Puntland.…
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa saaka hoygiisa ku qaabilay xildhibaannada laga soo doorto SSC-khaatumo. Madaxweyne ku xigeenka …
Garoowe, Diseembar 07, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane…