Baarlamanka Puntland oo ansixiyay go’aankii Isimada SSC-khaatumo
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa saaka ansixiyay go’aankii Isimada SSC-khaatumo ku xalliyeen khilaafkii doorashada Puntland. Fadhigii saaka ee golaha ayaa lagu meel-mariyay qaraarkii…