Somaliland oo gaadiid dagaal iyo saanad ciidan keentay jiidda hore ee Buq-dharkayn iyo Qorilugud
Ciidamada Somaliland ayaa weli diyaar-garow dagaal iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada jiidda hore ee Sool iyo Togdheer. Saraakiisha Somaliland ayaa sida…
Open this website in Safari first.
Ciidamada Somaliland ayaa weli diyaar-garow dagaal iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada jiidda hore ee Sool iyo Togdheer. Saraakiisha Somaliland ayaa sida…
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Deni ayaa sida la xaqiijinayo goor dhaw ku wargeliyay Guddoonka Baarlamanka in ay Kulan Wada-tashi ah ugu yimaadaan…
Dowladda Puntland ayaa siyaasiyiinta Mucaaridka ah ku eedaysay in aysan diyaar u ahayn wada-hadal, si loo xalliyo muranka arrimaha doorashada. Wasiirka Arrimaha…
Mushaar la’aan ayaa sida wararku caddaynayaan soo food-saartay shaqaalaha dowladda hoose ee degmada Garoowe. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa noo xaqiijiyay…
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa xaqiijinaya in halkaasi saaka lagu dilay ganacsade ka soo jeeda degaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ganacsade Ibraahim…
Mogadishu (PP News Desk) — The Villa Somalia plan to make amendments to the draft federal constitution faces a hurdle following a…
Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay hawlgal qorshaysan oo saaka ka dhacay degaanka Halgan ee gobolka Hiiraan kaas oo…
Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa shalay ku wareejiyay wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dawlad-gobolleedka…
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Xisbiyada siyaasada Puntland. Madaxweyne Deni oo hadal kooban…
Madaxtooyada Puntland ayaa ka warbixisay Kulankii maanta dhexmaray Madaxweyne Deni iyo Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada ayaa…