Taliyihii Garoonka Bosaso oo la dilay
Bosaso(PP):Taliyihii Ciidanka Garoonka diyaaradaha magalada Bosaso Xasan Shire Amaan ayaa lagu dilay maanta magalada Bosaso. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya dilka taliye…
Open this website in Safari first.
Bosaso(PP):Taliyihii Ciidanka Garoonka diyaaradaha magalada Bosaso Xasan Shire Amaan ayaa lagu dilay maanta magalada Bosaso. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya dilka taliye…
Baraawe-(PP)-Guddoomiyaha degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Xuseen Max’ed Barre Jeex oo u warramay warbaahinta ayaa sheegay In uu isku soo dhiibay…
Muqdisho-(PP)-Waxaa saaka magaalada Muqdisho laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq la xiriira soo dhawaynta ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, oo ay wehliyaan madaxda Maamullada Puntland,…
Muqdisho(pp) Madaxda mamuladda Puntland iyo Gal-Mudug ayaa Muqdisho la tagaya iyagoo sida aragtida shacabkooda ee la xariirta nidaamka lagu wajahayo doorashada 2016…
Gaalkacyo(pp) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke, madaxda mamulada Puntland,Galmudug iyo Jubbaland ayaa maalinta berito ah ku wajahan magalo madaxda Soomaaliya ee…
Garowe(PP): Wasiirka Haweenka Puntland Anisa Xaaji Muumin ayaa maanta la kulantay Shacabka magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal,waxayna usoo gudbiyeen baahiyaha Dumarka. Anisa oo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Dec, 6, 2015 deegaanka Heema ee Gobolka Mudug kaga qayb galay qado sharaf …
Gaalkacyo(PP):Waxaa wali kusugan magaalada Gaalkacyo Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Cumar Cabirashiid,Madaxweynaha Jubbaland, iyo labada madaxweybe ee Puntland iyo Galmugu,waxaana socda sidii loo dhaqan…
Garowe(pp) Gudoomiyaha xafiiska difaacaha xaquuqul aadanaha Puntland Maxamed Yuusuf ayaa maanta hor-tagay gollaha Baarlamaanka oo weli ku guda jira kalfadhigoodii 36-aad. Maxamed…
Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay inay muhiim tahay ka shaqaynta nabadda Gaalkacyo, dhankooda ay mar kasta ka go’an…