Xagee maraya Qorshaha buuntada lagu saarayo wadadda aada isbitaalka Garowe(Dhagayso)
Garowe(PP): Waxaa socda qorshe buunto lagu saarayo wadadda aada Isbitaalka Garowe oo ku taal waqooyiga magaalada,waxayna dhexmarta tog halkaasi mara. Maamulka dowladda…