Jawaari oo ka qayb galaya shirka Baarlamaannada iskaashiga islaamka
Baqdaad-(Puntland Post) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa 24-ka bishaan dalka Ciraaq gaar ahaan magalada Baqdaad uga qayb galaya shirka…
Open this website in Safari first.
Baqdaad-(Puntland Post) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa 24-ka bishaan dalka Ciraaq gaar ahaan magalada Baqdaad uga qayb galaya shirka…
Garowe – (Puntland Post) – Degmada Godob-jiiraan ee gobolka Nugaal waxaa la shaaciyey Imtixaankii dugsiga sare ee degmada, waana sanadkii ugu horeeyey…
Muqdisho(PuntlandPost) Madaxweynaha DFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu u dhaqaaqey inay nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan, iyagoo…
Muqdisho-(PuntlandPost) labaatan qofood ayaa ku geeriyooday oo ay ka mid ahaayeen Kooxihii weerarka soo qaaday halka tira kala ay dhaawacyo soo gaareen…
Qaraxyadaan oo laga maqlay qaybo magaalda ka mid ah ayaa la leeyahay waxa ay ka dheceen baar lagu caweeyo oo ku yaal xeebta…
Garowe-(PuntlandPost) Natiijada kasoo baxday shirkii madaxda Soomaalida ku yeesheen magalada Kismaayo ayaa weli siyaabo kala duwan looga hadal hayaa magaalooyinka Kismaayo, Muqdisho…
Garowe-(PuntlandPost) Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Xasan Soocade oo maanta ka qayb galay munaasibad lagu xusayey afartan iyo saddex-guuradii kasoo wareegtay markii ugu…
Hay’adda FORUM-Syd ah oo ah Hay’ad laga leeyahay dalka Sweden, islamarkaasina qorshaheedu yahay inay guud ahaan Soomaaliya xafiisyo ku yeelato ayaa maanta…
Bosaso-(PuntlandPost) Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Ciise ayaa maanta kormeer ku kala bixiyey Xarumaha caafimaadka ee Wasaaradda Boosaaso. Wasiirka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay (20/01/2016) la taliyaha arimaha bulshada rayidka ah u magacaabay Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil…