Ciidamadda Amniga Muqdisho oo sheegay inay qabteen gaari laga tuuraayey madaafiic
Muqdisho(Puntland Post)-Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir ayaa sheegay inay Caawa gacanta ku dhigeen gaari laga tuuraayey madaafiic ku dhacay Degmooyinka Waaberi iyo Xamar…